Maamulka Gobolka Banaadir oo caawa burburiyey Jardiinadii ugu horeysay (Daawo Sawirro)

Maamulka gobolka Banaadir ayaa bilaabay caawa fulinta amarkii ka soo baxay duqa Muqdisho ee ahaa in la baneeyo jardiinooyinka danta guud ee laga dhistay ee Magaalada Muqdisho Waaxda Howlaha Guud ee maamulka gobolka Banaadir ayaa caawa burburisay jardiinadii ugu horeysay oo ku taalla agagaarka aargada km4 ee wadada Maka Al-Mukarama gaar ahaan ka soo horjeedka … Continue reading Maamulka Gobolka Banaadir oo caawa burburiyey Jardiinadii ugu horeysay (Daawo Sawirro)